urur shaqaale
(m.l) (-rro ..., m.dh)

(taar.) Urur matala xoogsatada, rabo in uu wax ka baddelo xaaladda nolosha, mushaarada iyo lacagta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh urur shaqaale

unug-dareen-wade [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
(c.nafl.) Unug dheeraaday oo faracyo leh, kaasi oo ah halbeegga aasaaska u ah urur shaqaale habdhiska dareenwadka, gaarna u ah gudbinta gujooyinka.

kiitoon [m.l] (-nno, m.dh)
(kiim.) Moli-kuyuullada leh urur shaqaale RCOR'. eeg urur shaqo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg